Marxuum Sacad Cumar Geelle oo Jabuuti lagu aasay & Muuse Biixi oo ka qey galay (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo dalka Jabuuti loogu sameeyey maareeyihii dekedda Jabuuti Marxuum Sacad Cumar Geelle oo toddobaadkan geeriyooday. Marxuumka ayaa sidoo kale ahaa Madaxweynaha Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle walaalkii. Muuse Biixi Cabdi iyo wefdiga uu hoggaaminayo oo isugu jira xildhibaanno uu hormood u … Continue reading Marxuum Sacad Cumar Geelle oo Jabuuti lagu aasay & Muuse Biixi oo ka qey galay (Sawirro)